Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Soomaaliya iyo Mareykanka oo dardargelinaya iskaashiga difaaca iyo amniga

    20 October 2026

    Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…

    19 October 2026

    Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    19 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Soomaaliya iyo Mareykanka oo dardargelinaya iskaashiga difaaca iyo amniga
    LATEST NEWS

    Soomaaliya iyo Mareykanka oo dardargelinaya iskaashiga difaaca iyo amniga

    Banaadir24By Banaadir2420 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca iyo taageerada Mareykanka ee ciidamada Soomaaliya.

    Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay dardargelinta wada-shaqeynta labada dhinac ee dhinacyada amniga, tababarka iyo tayeynta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    Labada dhinac ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda iskaashiga milatari iyo horumarinta awoodda ciidamada, si kor loogu qaado amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…

    19 October 2026

    Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    19 October 2026

    Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…

    19 October 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…

    19 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Soomaaliya iyo Mareykanka oo dardargelinaya iskaashiga difaaca iyo amniga

    By Banaadir2420 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…

    19 October 2026

    Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    19 October 2026

    Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…

    19 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Soomaaliya iyo Mareykanka oo dardargelinaya iskaashiga difaaca iyo amniga
    • Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…
    • Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah
    • Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…
    • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d