Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Lafta-gareen oo war lama filaan ah kasoo saaray khilaafka Xasan Sheekh iyo Imaaraadka
    LATEST NEWS

    Lafta-gareen oo war lama filaan ah kasoo saaray khilaafka Xasan Sheekh iyo Imaaraadka

    Banaadir24By Banaadir2419 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa si adag uga horyimid eedeymaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu u jeediyay dowladda Imaaraadka Carabta, isagoo caddeeyay in uusan aqbalayn go’aannada hal dhinac ah ee dowladda Federaalka ka gaarto xiriirka Imaaraadka.

    War-saxaafadeed uu soo saaray maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in eedeymaha loo jeediyay Imaaraadka ay yihiin kuwo aan sal iyo raad lahayn, iyadoo maamulka uu mar kale xaqiijiyay xiriirka dhow ee kala dhexeeya dowladda Imaaraadka Carabta.

    Maamulka Lafta-gareen ayaa sidoo kale sheegay in go’aannada ay dowladda Federaalka kaligeed ka gaarto Imaaraadka aysan khasab ku ahayn maamulka Koonfur Galbeed, taasoo muujinaysa kala aragti duwanaanshaha sii xoogeysanaya ee u dhexeeya labada dhinac.

    Dhanka kale, maamulka Koonfur Galbeed ayaa su’aal geliyay sharciyadda dastuuriga ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku dooday in muddadii xilkiisa ay dhammaatay 15-kii May 2026.

    War-saxaafadeedka ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay inay wiiqayso nidaamka federaalka, sii hurinayso xasillooni darrada siyaasadeed, isla markaana awood ciidan u adeegsanayso dhinacyada siyaasadeed ee ka aragti duwan.

    Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale bogaadisay kaalinta Imaaraadka ee dhinacyada amniga, gargaarka bani’aadannimo iyo horumarinta Soomaaliya, iyadoo ku baaqday in la ixtiraamo dastuurka, la helo doorashooyin loo dhan yahay, lana xoojiyo xiriirka saaxiibbada caalamiga ah.

    War-saxaafadeedkan ayaa kusoo aadaya xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah maamullada dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda arrimaha dibadda, xiriirka Imaaraadka iyo awoodaha dastuuriga ah ee dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleTurkiga oo fadeexad culus wajahaya kadib sirtii ciidamada Soomaaliya oo Al-Shabaab gaartay
    Next Article Taliye ku xigeenkii Booliska Soomaaliya oo xilka iska casilay, eedeymo culusna soo bandhigay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d