Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Imaaraadka oo ku hanjabay in go’aanka Soomaaliya uu horseedi doono…
    LATEST NEWS

    Imaaraadka oo ku hanjabay in go’aanka Soomaaliya uu horseedi doono…

    Banaadir24By Banaadir2420 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa si adag uga jawaabtay go’aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalka uga eriday safiirkeeda, iyadoo tallaabada Muqdisho ku tilmaantay mid ay ku tilmaantay “mid aan mas’uuliyad lahayn, colaad hurin ah, isla markaana sii hurin karta xiisadda labada dal”.

    Warbixinta Yemen Online ayaa sheegtay in Imaaraadku uu cambaareeyay go’aanka Soomaaliya, kaas oo safiirka Imaaraadka lagu amray inuu dalka kaga baxo muddo 72 saacadood gudahood ah, halka Soomaaliya ay sidoo kale dib ugu yeeratay safiirkeedii ka joogay Abu Dhabi.

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka ayaa sheegay in go’aannada noocan ah ay dhaawacayaan xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal. Waxa uu sidoo kale ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay khilaafaadkeeda siyaasadeed ee gudaha ku soo dhex waddo xiriirka labada dowladood.

    Imaaraadku wuxuu xusuusiyay in safaaraddiisa Muqdisho la xiray, shaqaalihii diblomaasiyadeedna laga daadgureeyay bishii Janaayo 2026, kaddib markii uu khilaaf xooggan kala dhex qarxay labada dowladood, gaar ahaan burinta heshiisyadii labada dhinac.

    Xiisaddan ayaa sii xoogeysatay kaddib markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu Imaaraadka ku eedeeyay faragelin ka dhan ah midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya, gaar ahaan heshiisyada dekedaha Berbera, Boosaaso iyo Kismaayo iyo xiriirka uu la leeyahay maamullada dalka qaarkood.

    Dhanka kale, dowladda Soomaaliya waxay ku adkeysaneysaa in aan la aqbali karin heshiisyo iyo dhaqdhaqaaqyo amni oo hareer mara awoodda dowladda Federaalka.

    Arrintan ayaa sii fogeyneysa khilaafka diblomaasiyadeed ee Muqdisho iyo Abu Dhabi, iyadoo aan weli muuqan xal lagu soo afjarayo xiisadda labada dhinac.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleLeego ilaa Jamaame: Mareykanka oo duqeymo cirka ah ka fuliyay saddex goobood
    Next Article Xasan Sheekh oo cadaadis culus kala kulmaya afar dal, maxaa lagu khasbayaa?
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d