Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Chad oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

    20 October 2026

    Al-Shabaab iyo Odayaal ka socda Afar Beelood oo heshiis ku gaaray Ceelbuur

    20 October 2026

    Soomaaliya iyo Mareykanka oo dardargelinaya iskaashiga difaaca iyo amniga

    20 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Chad oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay
    LATEST NEWS

    Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Chad oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

    Banaadir24By Banaadir2420 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga danjirenimo ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Chad, Mudane Mahamat Idriss Deby Itno.

    Amb. Jaamac Xasan oo ah Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalada Jubba ee Jamhuuriyadda Koonfurta Suudaan, ayaa sidoo kale noqonaya Safiirka aan degganayn (Non-Resident ) ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Chad.

    Gudbinta warqadaha aqoonsiga danjirenimo waxa ah muujinaysaa xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Chad,

    Sidoo kale labada dal waxaa ka go’an adkeynta iyo horumarinta xiriirkooda ku dhisan saaxiibtinimada, is-ixtiraamka iyo ka shaqaynta danaha wadajirka ah.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleAl-Shabaab iyo Odayaal ka socda Afar Beelood oo heshiis ku gaaray Ceelbuur
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Al-Shabaab iyo Odayaal ka socda Afar Beelood oo heshiis ku gaaray Ceelbuur

    20 October 2026

    Soomaaliya iyo Mareykanka oo dardargelinaya iskaashiga difaaca iyo amniga

    20 October 2026

    Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…

    19 October 2026

    Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    19 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Chad oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

    By Banaadir2420 October 20260

    Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga danjirenimo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Al-Shabaab iyo Odayaal ka socda Afar Beelood oo heshiis ku gaaray Ceelbuur

    20 October 2026

    Soomaaliya iyo Mareykanka oo dardargelinaya iskaashiga difaaca iyo amniga

    20 October 2026

    Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…

    19 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Chad oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay
    • Al-Shabaab iyo Odayaal ka socda Afar Beelood oo heshiis ku gaaray Ceelbuur
    • Soomaaliya iyo Mareykanka oo dardargelinaya iskaashiga difaaca iyo amniga
    • Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…
    • Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d