Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: WORLD NEWS
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag uga hadlay siyaasiyiinta mucaaradka ee kasoo horjeeda dowladda…
Soonka bisha Ramadaan waa tiir ka mid ah shanta tiir ee Islaamka, taasoo ku waajib ah qof kasta oo muslim…
Wasiir ka tirsan Somaliland ayaa u sheegay wakaaladda Wararka AFP in maamulka gobolkan uu diyaar u yahay in uu Maraykanka…
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta ee dalka Uganda, Joseph Ssemwanga, ayaa xaflad sagootin ah u sameeyey cutub ka tirsan ciidanka oo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa sheegay in haddii uu dagaal ku soo qaado Mareykanka, saameyntu aysan ku…
Maanta oo Jimco ah waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aden Adde International Airport ka soo degtay diyaarad xamuul ah…
Waa Sawirka mid kamid ah dadka loo diiday inay galaan dalka Australia. Australia ayaa dalkeeda ka mamnuucday muwaadin lala xiriirinayo…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka mid noqotay in ka badan 100 dowladood iyo ururo caalami ah oo si wadajir ah u…
Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa toddobaadka soo socda qorsheynaya inuu safar hal maalin ah ku tago dalka Itoobiya, sida ay…
Hay’adaha sirdoonka iyo ammaanka ee dalka Kenya ayaa fashiliyey weerar ballaaran oo ay qorsheynaysay kooxda Al-Shabaab, kaas oo la doonayay…