Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Dowladda Turkiga ayaa maanta dalkeeda ka soo tarxiishay ku dhawaad 40 muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaas oo la filayo in goordhow laga…
Shil gaari oo aad u naxdin badan ayaa sababay geerida Nabadoon Axmed Deeq Cabdirisaaq Kilwe Cawaale Liiban iyo darawalkii gaariga…
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa la filayaa…
Waxaa dib u dhac ku yimid shirkii la filayay in maanta ka qabsoomo magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay Madaxda…
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, Ururka 162-aad ee Kumaandooska Danab, iyo kuwa Nabad-Sugidda Jubbaland ayaa la sheegay inay guul ballaaran ka gaareen…
Nabadoon Cali Jarahaye ayaa lagu dilay duleedka deegaanka Roox oo hoostaga degmada Bacaadweyne ee gobolka Mudug, xilli uu ka soo…
Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay warbaahinta Yoolbaar Media ayaa sheegaya in Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Xoosh, iyo…
Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay xildhibaano ka…
Diyaarada Sky oo siday dad shacab ah oo ku dhacday gudaha Garoonka aadan cade ee Magaalada Muqdisho Diyaaradan ayaa ka…
Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliya, gaar ahaan kuwa la magac baxay Ilaalo Qaran, ayaa maanta xirtay waddada isku xirta Haanta…