Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah dagaal kula jirto kooxo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku wajahan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu uga…
Waxaa weli muran adag ka taagan yahay goobta lagu qabanayo shirka u dhexeeya Madaxda dowladda federaalka iyo Golaha Mustaqbalka, iyadoo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daaha ka rogay istaraatiijiyad siyaasadeed iyo mid sharciyeed oo saddex qodob ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah ka gaartay fagaaraha diblomaasiyadda Afrika kadib markii si rasmi ah loogu doortay inay…
Lataliyihii hore ee Amniga Qaranka dowladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee…
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta…
Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu wali ka socdo deegaanka Yurkud…
Dekedda magaalada Muqdisho ayaa maalmahan wajahaysa dhaqdhaqaaqyo amni iyo kuwo farsamo oo aan horay loo arag, kadib markii la xaqiijiyay…