Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan hay’adaha ammaanka ee maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa Galabta gaaray caasimadda Muqdisho, kuwaas oo hordhac…
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa uga digay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu bedelo Ra’iisul Wasaaraha…
Xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta xaaladdeedu deggen tahay, iyadoo halkaas dib uga furmayo kulankii wadajirka ahaa ee labada Aqal ee…
Madaxweynaha Masar Oo tagaya Imaaraadka maalin kadib wadahadalladii Dhexmaray isaga iyo Xasan Sheekh
Madaxtooyada Masar ayaa saacadihii hore ee subaxnimada saaka soo saartay bayaan warbaahineed, iyadoo ku dhawaaqday in Madaxweyne Cabdifataax Al-Siisi uu…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Moorigaabey, oo…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay si buuxda u taageersan tahay hindisaha nabadeed ee la…
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyo Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay si adag uga hadleen qorshe ay ku tilmaameen mid…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan…