Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Warbaahinta ka howlgasha dalka Turkiga ayaa daabacday warar sheegaya in hay’adaha sirdoonka ee Sacuudiga ay wadaan qorsheyaal la xiriira xaaladda…
Mucaaradka ku mideysan dalladda Golaha Mustaqbalka ayaa war ay soo saareen kadib shir dheer oo ay yeesheen ku dalbaday in…
Xildhibaanadii dhawaan ganaax lagu soo rogay ee isku magacabay “Xildhibaanada Xorta ah” ayaa maanta shir gaar ah ku yeeshay xarunta…
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta kulan gaar ah kula leh magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar ay maleeshiyaad hubeysan ku qaadeen deegaanka Yoocale ee Gobolka Galgaduud, kaas oo…
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa si weyn u soo dhaweeyay booqashadii uu Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,…
Waxaa xal rasmi ah laga gaaray is-hortaaggii ka taagnaa gelitaanka Xeyndaabka Xalane, kaddib kulan xalay magaalada Muqdisho ku dhexmaray Agaasimaha…
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa isku dayay in uu joojiyo shir ay qorsheynayaan xildhibaanno isku magacaabay “Xildhibaannada Xorta ah”, kuwaas…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay xaflad ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Deegaanka, hase yeeshee kulanka ayaa si…
Xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka ayaa galabta ilaa caawa isku dayay inay shir gaar ah ku qabsadaan gudaha garoonka diyaaradaha…