Author: Banaadir24

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ciidanka ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haya deegaanka, ka dib markii cadowga loo geystay jab xooggan iyo khasaare badan. Waxaa hadda socda hawlgal ballaaran oo isugu jira sifayn iyo sugid amni, kaas oo lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaalaysanaya deegaanka, si looga hortago isku day kasta oo ay dib isugu abaabulayaan ama ay ku carqaladaynayaan nabadda dadka deegaanka. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxay mar kale adkaynayaan go’aankooda ah in ay sii wadaan hawlgallada ka dhanka ah…

Read More

Wararka laga helayo gobolka Shabeellada Dhexe ayaa ku waramaya in dagaal uu ka socdo duleedka degmada Warsheekh. Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa in weerarka ku biloowday qaraxyo ay ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin duleedka Warsheekh, waxaana halkaasi ka qaraxay dagaal culus oo u dhexeeya ciidmaada dowladda iyo maleeshiyada weerarka soo qaaday iyadoona la maqlayo rasaas xoogaan oo labada dhinac ay isku adeegsanayaan. Lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka ee soo kala gaaray labada dhinac madaama uu wali dagaalka socdo. Ciidamada dowladda ayaa howlgallo xoogan oo kooxaha argagixisada looga saarayo guud ahaan dalka gobollada dalka iyadoona…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laasacaanood ku qaabilay, wafdi ka socda Dowladda Jabuuti oo ka qeyb galaya Munaasabadda caleemo-saarka madaxda la doortay ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mas’uuliyiinta la wadaagay abaalka taariikhiga ah ee dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay u hayaan dowladda iyo shacabka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti, garab istaagga ay u fidiyeen Soomaaliya, waqtiga adag ee difaaca madax-bannaanida iyo midnimada dalka iyo taageerada aan dhammaadka lahayn ee ay la hareer joogaan xoojinta nabadda, dowlad-dhiska iyo horumarka dalkeenna. Dhankooda, Mas’uuliyiinta wafdiga dowladda Jabuuti ayaa…

Read More

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa billowday inay qalab iyo agab militari kala baxdo Soomaaliya, iyadoo saddex diyaaradood oo xamuul ah oo sida agabka dowladdaas ay Khamiistii ka duuleen Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah oo la socda hawlgalkan.  Duulimaadyadan ayaa billow u ah tallaabo ballaaran oo Imaaraadku ku raranayo qalabkiisa caasimadda, kadib markii Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay Isniintii laaleen heshiisyadii amni iyo kuwa difaac ee lala galay Imaaraadka. Ilo-wareedyadu waxay intaas ku dareen in la filayey laba diyaaradood oo kale inay Muqdisho yimaadaan Jimcihii shalay si loo soo gabagabeeyo…

Read More

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii nin qurbejoog ahaa oo ka yimid dalka Ingiriiska, si arxan darro ah loogu dilay gudaha magaalada Muqdisho. Zakariye Maxamud Maxamed oo ah marxuumka la dilay ayaa ahaa 50 sano jir waxayna wararku sheegayaan in loo dilay si ka baxsan bini aadanimada. Marxuumka ayaa markii la dilay kadib la jarjaray meeydkiisa iyadoona la gubay. Khaalid Maxamuud Maxamed oo walaal la ah marxuumka waxay uu sheegay in sida loo dilay walaalkiisa ay ka baxsantahay bini aadanimada wuxuuna sheegay in falkaan uu arbacadii ka dhacay degmada…

Read More

Ciidanka Nabad-sugidda Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumalaysanayeen xubno katirsan khawaarijta. Howlgalkaan ayaa yimid kadib markii Ciidamadu ay heleen xog sheegaysa in khawaarijta ay dhagar u soo maleegaayaan shacabka ku nool deegaannada nabada ah ee horay looga xorreeyey, kuwaas oo isku aruursanayey Tuulo Mabaax oo Hiiraan ah iyo Tawakal oo Shabeellada dhexe ah. Saraakiisha Nabad Sugidda ee howlgalkaan hoggaaminaysay ayaa warbaahinta u xaqiijiyey inay dileen tiro maleeshiyaad ah sidoo kalana ay burburiyeen dhowr, fariisimo oo ay ku sugnaayeen khawaarijta. Maleeshiyada Alshabaab oo muddo dheer dhibaato…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kaga qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayaa sheegay in aysan suurtagal ahayn in dalkeennu uu dib ugu laabto doorasho dadban, awooddana loo celinayo shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran, ay dhiirrigelinayso talooyinka ku wajahan doorashada ee ay soo gudbiyeen haldoorka Soomaaliyeed ee isugu yimid gogosha, iyo kaalinta ay ka qaadanayaan hannaanka dimuqraadiyadeed, gaar ahaan habka loo marayo dhismaha dowlad Soomaaliyeed oo ku timaadda rabitaanka shacabka. Mudane Xamsa, ayaa tilmaamay in loo baahan…

Read More

Madaxweyne Donald Trump ayaa Sabtidii sheegay in ciidamada Maraykanka ay duqeeyeen saddex goobood oo ku yaalla Iiraan, talaabo si toos ah Mareykanka uga qeyb-gelienysa dadaalka Israel ee lagu doonayay in lagu curyaamiyo barnaamijka nukliyeerka ee dalkaas. “Waxaan soo gabagabaynay weerar aad u guuleystay oo aan ku qaadnay saddexda goobood ee Nukliyeerka ee Iiraan, oo ay ku jiraan Fordow, Natanz, iyo Esfahan,” ayuu Trump ku yiri qoraal uu soo dhigay baraha bulshada. “Dhammaan diyaaraduhu waxay hadda ka baxsan yihiin hawada Iiraan. Culeys buuxa oo bambooyin ah ayaa lagu soo daadiyay goobta ugu muhiimsan, Fordow. Dhammaan diyaaraduhu waxay si nabad ah ugu…

Read More

MOGADISHU, Somalia (Banaadir24) — In a historic step toward expanding Somalia’s sporting landscape, the Somali Football Federation (SFF) has officially launched its first structured program for beach soccer, introducing training modules for coaches and referees under the federation’s flagship REACH Initiative. The program, announced in Mogadishu on June 19, is aimed at laying the groundwork for Somalia’s inaugural national beach soccer tournament, which is expected to debut later this year. “Beach soccer is not just a game—it’s an opportunity for youth engagement, community development, and sporting excellence,” said Ali Abdi Mohamed, President of the Somali Football Federation. “We are proud…

Read More

MOGADISHU, Somalia (Banaadir24) — Somalia and the African Union have reached a key milestone in planning the future of regional peacekeeping, with the conclusion of a weeklong coordination summit in Mogadishu aimed at defining the shape and structure of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM). The talks, which involved senior defense and foreign affairs officials from Egypt, Ethiopia, Djibouti, Nigeria, Kenya, Sierra Leone, and Uganda, culminated in a draft Memorandum of Understanding (MoU) outlining troop and police commitments to the post-ATMIS mission. Officials described the agreement as a “living framework” for long-term stabilization, security support, and…

Read More