Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: Banaadir24
Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo qorshaysan oo lagu beegsaday Khawaarijta Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirku wuxuu sheegay in howlgalka lagu guuleystay in la qabto xubno ka tirsan Khawaarijta, isla markaana gacanta lagu dhigay hub aad u badan. Wasaaradda gaashaandhigga waxay bogaadinaysaa geesiyaasha CXD iyo kuwa AUSSOM ee “ Hawlgalka Duufaanta Aamusan” oo qeyb ka ah duulaanka dalka looga xoreynayo Khawaarijta. Gobolka Shabeellaha hoose ayaa kamid ah meelaha ay ku xoogantahay kooxda Alshabaab iyadoo mararka qaar halkaasi ka geysata weeraro ay la beegsato ciidanka xoogga dalka iyo kuwa midowga…
Google has embarked on an innovative experiment that could reshape how users interact with search results, introducing a feature called Audio Overviews as part of its Search Labs testing program. Announced recently, this tool transforms traditional text-based search summaries into AI-generated, podcast-style audio discussions, offering a hands-free way to absorb information. According to The Verge, the feature is currently being tested on mobile devices for select queries, allowing users to listen to synthesized conversations about their search topics rather than reading through results. This development builds on Google’s prior work with generative AI, particularly through its NotebookLM platform, which already…
Construction is booming in Somalia’s capital city and as Mogadishu literally rises from the ashes of its violent past it is also giving unexpected opportunities to women like Fathi Mohamed Abdi and Saadia Ahmed Omar. The two young female engineers have been overseeing the construction of a 10-floor apartment complex in Taleh in the city’s Hodan District. Wearing hard hats they navigate their way through construction material, issuing instructions to a team of workers – all of whom are men. “When I started, people doubted me,” 24-year-old Ms Abdi, the chief operating officer of Arkan Engineering Services, a Somali-owned construction…
Ugandan troops serving under the United Nations Guard Unit XI (UNGU XI) in Somalia joined the international community in commemorating World Blood Donor Day with a life-saving blood donation drive at the Level One Field Hospital in Mogadishu. Held under the theme “Give Blood, Give Hope – Together We Save Lives”, the initiative saw UPDF personnel voluntarily donate blood, reaffirming their dedication to humanitarian service and solidarity with host communities. Lt Col Peter Ruyogoza Barigye, Commanding Officer of UNGU XI, said the exercise was a meaningful tribute to the lifesaving efforts of blood donors worldwide. “This campaign recognises the critical…
Oruç Reis Seismic Exploration Vessel, built by Turkish engineers, has successfully completed its first intercontinental mission according to the Energy and Natural Resources Ministry. Operating in the open waters off Somalia, Oruç Reis conducted a 3D seismic survey across three distinct blocks, covering an area of 4,464 square kilometers, according to the press release. Energy and Natural Resources Minister Alparslan Bayraktar, stated that Oruç Reis has been operating in Somali waters since Oct. 25, 2024, completing its 234-day mission. “The data gathered during this mission will serve as a roadmap for evaluating Somalia’s maritime jurisdiction in the near future,” Bayraktar…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Liibaan Cali Maxamed u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda Waxaana xilkii Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda laga qaaday Marwo Seynab Maxamuud Warsame oo xilkaas muddo dheer heysay. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Warta Nabadda in uu mudnaan siiyo harumarinta Degmada, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga. Dhinaca kale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Maamulka Gobolka…
Agaasimaha cusub ee hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah xilkan ula wareegay kadib markii dhowaan mar kale loo magacaabay agaasimaha hay’adda. Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday xarunta NISA ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xilka u kala wareejiyay Mahad iyo Sanbaloolshe, wuxuuna kula dardaaramay inuu sii wado shaqada hay’adda NISA. La wareegidda kadib Mahad ayaa qaadi doonto tallaabo la xiriirta amniga, waxaana ugu horreyso wax ka beddal la filayo inuu ku sameeyo taliyeyaasha qaybaha ee hay’adda. Mahad Salaad ayaa kowdii bishan markii labaad…
Maamulka Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dagaalyahan ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Daacish, kaasoo ay ku andacoodeen inuu u dhashay dalka Turkiga. Sheegashadan ayaa durba dhalisay diidmo ka timid dhanka Turkida. Sida lagu sheegay war kasoo baxay ciidamada ammaanka, ninkan ayaa la qabtay intii lagu guda jiray howlgal ammaanka lagu xaqiijinayay oo ka dhacay dooxada Baalade ee gobolka Bari — degaan buuraley ah oo fog — halkaasoo ciidamada Puntland ay muddooyinkii la soo dhaafay dagaallo uga wadeen firxadka kooxda Daacish. Warbixinta milatari ayaa sheegtay in ninka la qabtay uu watay qori AK-47 ah, isla markaana lagu qabtay…
Chinese Foreign Minister Wang Yi on Thursday held meetings with several African dignitaries who are in China for the opening ceremony of the fourth China-Africa Economic and Trade Expo, as well as the Ministerial Meeting of Coordinators on the Implementation of the Follow-up Actions of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) in Changsha, the capital of central China’s Hunan Province. The African dignitaries Wang met with include Somali Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali, Mozambican Foreign Minister Maria Manuela dos Santos Lucas, and Togolese Foreign Minister Robert Dussey. In his meeting with the Somali foreign minister, Wang said that the heads…
Raii’sul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah, Fasalka 12-aad ee sanad dugsiyeedka 2024/25. Imtixaanka Fasalka 12-aad ayaa guud ahaan ba ka furmay saaka gobolada iyo degmooyinka dalka kaas oo ka qayb qaadanayaan 39,397 Arday sida ay warbaahinta Qaranka u xaqiijisay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Waxbarashadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ciidanka Booliiska ayaa si weyn u sugaya goobaha imtixaanka qaranka Ra”iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa hambalyo gaar u u diray Ciidanka Booliiska ee sugaya goobaha lagu gelayo Imtixaanka“Waxaan umahadcelinayaa ciidamada sugayo amaanka goobaha lagu qabanayo imtixaanka…