Author: Banaadir24

It has been officially confirmed that the order to turn back aircraft carrying special forces from Puntland and Jubbaland was issued directly by the Office of the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre. Credible sources say the decision has triggered an immediate political crisis, prompting Prime Minister Hamza Abdi Barre and President Hassan Sheikh Mohamud to hold an emergency meeting in the coming hours to discuss the political and security implications arising from the move. Meanwhile, sources close to the Prime Minister’s office have confirmed that Hamza Abdi Barre is preparing a wide-ranging cabinet reshuffle…

Read More

Maamulka Jubbaland ayaa war culus kasoo saaray go‘aankii maanta ay dowladda federaalka ku celisay diyaarad siday ciidamo ka socda Jubbaland oo hordhac u ahaa wafdiga madaxweynaha Jubbaland. WAR-SAXAAFADEED Dowladda Jubaland waxay si adag uga xuntahay go’aanka xilkasnimo-darada ah ee maanta halis toos ah lagu geliyay wafdiga hordhaca ah iyo ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Dowladda Jubaland, kadib markii Dowladda Federaalka ah ay ka celisay Diyaaradii waday hawada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Bilowgii safarka, diyaarada siday xubnahan oo ka duushay Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan, waxaa si rasmi ah loola socodsiiyay Hay’adda Duulista Rayidka, guddiga qaban-qaabada shirka…

Read More

Xogaha soo baxaya ayaa muujinaya in Soomaaliya ay u muuqato mid galayso marxalad cusub oo ay si adag ugu adkeyneyso madax-bannaanideeda qaran, iyadoo dowladda federaalka ay ka guureyso habkii dulqaadka ee hore una wareegeyso dhaqan-gelin buuxda oo awooddeeda sharciyeed ah. Qiimeynno isa soo taraya ayaa tilmaamaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaarineyso siyaasad adag oo ku saleysan ilaalinta madax-bannaanida qaranka, kaddib xadgudubyo soo noqnoqday oo la xiriira hawada sare, dekedaha, iyo faragelin siyaasadeed oo ay sameeyeen qaar ka mid ah quwadaha shisheeye ee lagu eedeeyay taageeridda maamullo gooni-goosad ah. Sida ku cad jihadan cusub, dhammaan xiriirrada iyo hawlgalada shisheeye waxaa…

Read More

Emailo dhawaan lasii daayay ayaa muujinaya in Jeffrey Epstein iyo shabakaddiisu ay si joogto ah uga hadleen Somaliland sannado ka hor marxaladda juqraafi-siyaasadeed ee ay maanta ku jirto. Iimaylo la isweydaarsaday oo u dhexeeyay 2012 ilaa 2018 ayaa Somaliland ku tilmaamaya fursad istiraatiiji ah iyo mid ganacsi, iyadoo lala xiriirinayo soo saarista biyaha, qandaraasyada shidaalka, sameynta warbaahinta, iyo marin u helidda waddamada Khaliijka. Mid ka mid ah emailo sanadkii 2012, Epstein ayaa ka hadlay qorshe lagu bilaabayo shirkad biyo ah oo laga hirgeliyo Somaliland, isagoo xusay “kheyraad biyo nadiif ah oo aad u ballaaran oo aan weli la isticmaalin” oo…

Read More

The Banadir Regional Court has officially announced the withdrawal of a previous arrest warrant issued against the President of Jubbaland, Ahmed Mohamed Islam, widely known as Ahmed Madobe. In a ruling released on Thursday, dated January 29, 2026, the court stated that the earlier arrest order against Ahmed Madobe had been nullified following a legal request and judicial review related to the case. The decision, according to the court, takes into account the current political situation and the ongoing dialogue between the Federal Government of Somalia and the leadership of Jubbaland. The move is seen as part of broader efforts…

Read More

The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia has removed General Odawaa Yusuf Rage from his position as Commander of the Somali National Army (SNA) and appointed General Ibrahim Mohamed Mahmoud as his replacement. General Ibrahim previously served as the Commander of the General Support Command of the Somali National Army and is among the senior officers trained by the Government of Turkey. His appointment marks a notable shift in the military leadership. General Odawaa, who served twice as army chief, has been replaced by a younger officer, signaling a change in the direction and structure of the…

Read More

President Donald Trump on Thursday warned Somali pirates that they would receive the same lethal treatment as alleged drug boat traffickers from Venezuela and elsewhere. Trump, during a meeting of his Cabinet at the White House, said Defense Secretary Pete Hegseth was “totally authorized” to also use the U.S. military to strike Somali pirate boats used to board commercial ships off the African coast. “They get the same missile that we give to the people that are bringing drugs,” Trump said, with Hegseth seated directly next to him. The Trump administration has launched dozens of strikes in recent months against…

Read More

Waxaa si rasmi ah loo gudbiyay mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Barlamaanka oo lagu soo eedeyay inuu ku tuntay Sharciga, iyo awoodda Golaha shacabka. Xildhibaanada golaha shacabka ayaa ku eedeeyay Aadan Madoobe inuu xadgudubyo joogta ah ku haayo dastuurka iyo xeer hoosaadyada. Adan Madoobe ayaa qarka u saaran yahay in xilka laga tuuro haddii xildhibaanada ay ku adkeystaan mooshinkooda oo aan lakala furfurin.

Read More

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo leh khibrad shaqo ciidan oo 18 sano ah, iyo aqoon waxbarasho oo gaarsiisan heerka labaad ee jaamacadda. Golaha ayaa kulankoodii maanta oo uu shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre uga hadlay amniga dalka iyo dib-u-xoreynta deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan kooxaha Khawaarijta ah, iyada oo goluhu bogaadiyey guulaha ay ciidamada qalab-sida ka gaarayaan dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada,…

Read More

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo u dhacay si guul ah ku soo afjaray nolosha Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble, oo magaciisa afgarashadu ahaa Cabdullaahi Wadaad, kaddib markii lagu beegsaday howlgal laga fuliyay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, 23-kii bishan. Cabdullaahi Wadaad waxa uu hadda ahaa horjoogaha guud ee Khawaarijta u qaabilsanaa dhinaca maaliyadda, isaga oo mas’uul ka ahaa uruurinta iyo maareynta dhaqaalaha baadda ah ee cadowgu sida sharci-darrada ah uga qaadi jireen shacabka Soomaaliyeed. Dhagar-qabe Cabdullaahi Wadaad waxa uu horay u soo noday horjoogaha waxa ay Khawaarijtu ugu yeeraan…

Read More