Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: Banaadir24
Khilaaf sii xoogeysanaya oo u dhexeeya Boqortooyada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo ku fiday Geeska Afrika ayaa hadheeyey shir-madaxeedka toddobaadkan ee Midowga Afrika (AU), inkastoo inta badan hoggaamiyeyaasha qaaradda la filayo inay ka fogaadaan qaadashada dhinac, sida ay sheegeen sagaal diblomaasiyiin iyo khubaro. Tartankan oo bilowgiisu ka soo unkamay dagaalka Yemen ayaa haatan ka gudbay Badda Cas, kuna fiday gobolka Geeska Afrika oo ay hareeyeen colaado kala duwan — laga bilaabo dagaalka ka socda Soomaaliya iyo Suudaan ilaa xasaradaha u dhexeeya Itoobiya iyo Eritrea iyo xaaladda Liibiya oo weli kala qaybsan. Sanadihii u dambeeyay, Imaaraadka ayaa noqday awood muuqata oo…
Somalia’s opposition coalition, united under the umbrella of the Future Council, has called for the clear announcement of the venue for the upcoming national political consultation conference and for consensus on the country’s electoral framework. In a statement issued following a lengthy meeting, the opposition stressed the importance of establishing an election model acceptable to all political stakeholders, warning that failure to do so could trigger fresh disputes and further political instability. They emphasized that lasting trust can only be built through open dialogue and a mutually agreed-upon process. The group also said its internal consultations on the country’s political…
Mogadishu — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre briefly attended an event organized by the Ministry of Environment on Saturday before abruptly leaving the venue to travel to Halane Camp for meetings with the leaders of Jubbaland and Puntland, sources said. According to reliable reports, several ministers accompanying the prime minister — including Interior Minister Ali Hosh and Security Minister Abdullahi Ismail Fartaag — were stopped at the main entrance of the meeting venue and were not permitted to proceed inside. Protocol officials representing Jubbaland President Said Abdullahi Deni and President Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madoobe) reportedly requested that the…
War goor dhoweyd nagasoo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble laga hor istaagay xarunta Xalane ee ku dhex taala garoonka diyaaradaha Aadan Caddr ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ammaanka xarunta Xalane ayaa la xaqiijiyay in Rooble iyo ilaaladiisaba ay u diideen inuu galo xarunta isla markaana ay dib usoo celiyeen. Maxamed Xuseen Rooble ayaa doonayay inuu galo xarunta Xalane si uu ula kulmo Madaxweynayaasha Puntland iyo Juballand oo halkaasi ku sugan. Lama garanayo sababta loogu diiday Rooble inuu galo xarunta Xalane iyo cida bixisay amarka loogu diiday. Wiixi kusoo kordha kala…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo Afrika Marwo Jenny Chapman. Madaxweynaha ayaa wafdiga la wadaagay guulaha muuqda ee Soomaaliya ay ka xaqiijisay dowlad-dhiska, ammaanka iyo geeddi-socodka dimuquraadiyadda, isagoo adkeeyey xiriirka istiraatiijiyadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Ingiriiska, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarinta iyo kobcinta maalgashiga. Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa uga mahadceliyey Dowladda Ingiriiska taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya, gaar ahaan dadaallada lagu xoojinayo nabadgelyada, la dagaallanka argagixisada iyo hirgelinta qorshayaasha horumarineed ee mudnaanta u leh…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daaha ka rogay istaraatiijiyad siyaasadeed iyo mid sharciyeed oo saddex qodob ka kooban, taas oo uu sheegay in lagu burinayo waxa uu ku tilmaamay aqoonsi ay Israa’iil siisay Somaliland. Madaxweynaha ayaa ka digay in tallaabadaasi ay halis ku tahay midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, isla markaana wiiqi karto xasilloonida gobolka. Wareysi uu siiyey wargeyska Asharq Al-Awsat, ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh ku sheegay in dowladdiisu si dhow ula shaqeyneyso saaxiibbo uu hormuud ka yahay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, si loo ilaaliyo xasilloonida loogana hortago waxa uu ugu yeeray “kicin iyo tallaabooyin aan masuuliyad lahayn.” Isagoo…
The Federal Republic of Somalia has been elected to serve on the African Union’s Peace and Security Council (PSC) for the 2026–2028 term, marking what officials described as a historic milestone reflecting the country’s diplomatic progress and renewed standing on the continental and global stage. Somalia’s election to the PSC underscores the confidence and support shown by African Union member states, signaling growing recognition of Mogadishu’s re-engagement in regional and international affairs after years of instability. In a statement, the Somali government expressed its gratitude to all member states that supported and voted for its candidacy. The collective backing, it…
Former National Security Adviser Fahad Yasin Speaks on Political Dialogue Between Government and Opposition Fahad Yasin Haji Dahir, the former National Security Adviser under the administration of ex-President Mohamed Abdullahi Farmaajo, has weighed in on the country’s current political climate and the ongoing dialogue between the federal government and opposition leaders. Fahad Yasin stated that President Hassan Sheikh Mohamud has the full right to make every possible effort to ensure the talks do not fail, noting that opposition figures have accepted the invitation for dialogue and traveled to the capital, Mogadishu, to participate in the discussions. He emphasized that Villa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha Qaranka, taas oo ku aaddan guusha taariikhiga ah ee dalkeennu uu ku hanatay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika, muddada 2026–2028. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in guushan ay astaan u tahay horumarka diblomaasiyadda Soomaaliya iyo dib u soo kabashada doorka hoggaamineed ee dalkeennu uu ku leeyahay heer qaaradeed iyo heer caalam iyo shaqada wanaagsan ee ay qabatay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalkeena. “Kalsoonida iyo taageerada ay Soomaaliya ka heshay dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika waxay…
Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo is set to hold a closed-door meeting with Puntland President Said Abdullahi Deni and Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe), sources have confirmed. The privately arranged talks are expected to take place in Mogadishu and come shortly after Farmaajo’s recent return to the country following visits to Turkey and Eritrea, where he met with politicians, senior business figures, and other officials. According to reliable sources, the three leaders will focus their discussions on Somalia’s electoral process, the ongoing constitutional review, and other key political issues shaping the country’s future. The meeting is also…