Author: Banaadir24

Wararka laga helayo magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in Imaaraadka carabta ay halkaasi hub geeyeen. Markab lagu magacaabo PIONEER EAGLE, oo ay maamusho shirkadda Allianz Middle East Ship Management kana diiwaangashan Imaaraadka Carabta (UAE), ayaa ka soo shiraacday dekedda Fujairah, iyada oo martay dekedaha Berbera iyo Boosaaso, haatanna dib ugu soo laabanaya dekedda Berbera ee Somaliland. Ilo wareedyo hoose ayaa Banaadir24 u sheegay in hub ku jiray konteenarro laga dejiyay markabka xilli uu ku sugnaa dekedda magaalada Boosaaso, kaddibna loo qaaday saldhigga Ciidamada PMPF oo ah ciidamada Badda Puntland. Imaaraadka Carabta ayaa Somalia kawada qorsheyaal uu iskaga…

Read More

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox huntsman ay xalay ku dileen wiilal la sheegay inay walaalo ahaayeen. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay halka lagu magacaabo qabuuraha Sheikhaasha oo ku taala duleedka Muqdisho . Waxaa la shegay in labada wiil Gurigooda ay ugu galeen rag ku libisan dharka ciidanka kadib markii Albaabka laga furayna ay rasaas ku bilaabeen iyagoona goobta kuwada toogtay Magacyada marxuumiinta ayaa lagu kala sheegay Liibaan Shire iyo Abdi Shire, waxaan goobta ka baxsaday ragga dilka geystay. Lama garanayo sababta loo dilay wiilashaan walaalaha ahaa iyadoona goobta dilka ka dhacay ay markii dambe gaareen…

Read More

The Federal Government of Somalia has strongly condemned a terrorist attack that took place at a mosque in Pakistan, which resulted in the deaths of more than 30 people and left many others injured. In an official statement issued by the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, the attack was described as a blatant violation of human values, the principles of Islam, and international peace, noting that it deliberately targeted innocent civilians gathered at a place of worship. The Somali government extended its deepest condolences to the government and people of Pakistan, particularly to the families affected by the…

Read More

Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, on Monday arrived in Doha, the capital of Qatar, at the head of an official delegation, where he received a warm welcome. During his stay in Qatar, President Hassan Sheikh is expected to hold meetings with senior Qatari officials to discuss strengthening cooperation in the areas of security, economic development, and political relations. A statement issued by the Office of the President said the visit forms part of a series of official working tours to several countries, aimed at reinforcing bilateral partnerships, advancing Somalia’s national interests, and supporting efforts to safeguard the unity and sovereignty…

Read More

Rapper-ka caanka ah ee reer Britain, Oakley Neil Caesar-Su, oo si weyn loogu yaqaan Central Cee, ayaa shaaca ka qaaday inuu qaatay diinta Islaamka, isla markaana uu beddelay magaciisa. Central Cee, oo ah fanaanka heesta Band 4 Band, ayaa arrintan ku muujiyay baahin toos ah (livestream) oo uu dhawaan sameeyay, halkaas oo uu si cad ugu dhawaaqay inuu qaatay shahaatada. “Waxaan hadda beddelay magacayga, waxaanan qaatay shahaatada. Hadda waxaan ahay Muslim,” ayuu yiri Central Cee, iyadoo saaxiibbadiisna ay muuqaalka ka dhex muujiyeen hambalyo iyo taageero. Ka hor shaacinta tan, Central Cee si rasmi ah uguma dhawaaqin diin uu ka tirsanaa.…

Read More

The Puntland regional administration has openly opposed an agreement approved yesterday by the Council of Ministers of the Federal Government of Somalia, which was signed between the federal government and the Republic of Türkiye and is aimed at developing Somalia’s maritime sector and seafaring workforce. The agreement, signed by both sides, has been described as a framework to strengthen maritime infrastructure, enhance coastal protection, and build the capacity of Somali maritime personnel. However, Puntland authorities said the deal does not apply to their region and will not be accepted. Speaking on the matter, Puntland’s Minister of Justice stated that the…

Read More

By Mohamed Ali Somalia is not stuck in transition. It is governed by it. For more than two decades, Somali leaders and their international partners have described the country as “provisional”: a temporary constitution, interim political arrangements, evolving federal boundaries, indirect elections justified by exceptional circumstances. The assumption has always been that transition is a stage—unfortunate but necessary—on the way to a finished state. But transition is no longer a phase. It is the system. Somalia’s political order has hardened around incompleteness. What was once meant to stabilize a shattered country has become a self-perpetuating arrangement that rewards ambiguity, delays…

Read More

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig oo magaciisa afgarashadu ahaa Sheekh Aadan Dheere, kaas Khawaarijta u qaabilsanaa Maaliyadda Gobolka Banaadir, kaddib howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ka dhacay deegaanka Daniga Baaloow ee gobolka Shabeellaha Hoose, 27-kii Janaayo. Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan oo dul tagay guri uu ku dhuumanayay Horjoogaha ayaa toogtay kaddib markii uu isku dayay in uu dagaal kala hor yimaado ciidanka intii uu socday howlgalka qorshaysan. Horjoogahan oo cadowga Khawaarijta ku biiray sanadkii 2008-dii isla markaana muddo dheer…

Read More

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa soo bandhigay warbixinno ka tarjumaya xaaladda abaaraha ka jira gayiga Soomaaliyeed , saameynta dhanka biyaha iyo cuntada ah ee ay ku yeelatay dalka iyo qorshaha dowladda ee ku aadan sidoo loo qaadi lahaa tallaabooyin degdeg ah oo wax looga qabanaayo xaaladaha taagan. Kulanka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey xeer nidaamiyaha sanduuqa qaranka ee maareynta kharashka iyo musiibooyinka ,kaas oo dhigaya hannaan sharci iyo maamul oo mideynaya diyaar-garowga, ka-hortagga, iyo wax ka qabashada musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa…

Read More

Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku warramaya inuu halkaasi mar kale saaka ka qarxay dagaal culus. Dagaalka oo lasoo warinayo inuu ka socdo afar goobood oo Kamid ah magaalada Baydhabo ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada maamulka Koofur Galbeed iyo koox maleeshiyaad ah oo lagu eedeeyay inay dhibaato ku hayaan shacabka magaalada Baydhabo. Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka iyadoona aanan la ogeyn inta uu la egyahay. Dagaalka oo socday tan iyo shalay ayay dadka deegaanka soo sheegayaan inuu maanta yahay mid ka culus kii shalay waxaana la maqlayaa hub culculus…

Read More