Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » 72 saacadood oo loo qabtay safiirka Imaaraadka, Soomaaliya oo qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo culus
    LATEST NEWS

    72 saacadood oo loo qabtay safiirka Imaaraadka, Soomaaliya oo qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo culus

    Banaadir24By Banaadir2419 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa si weyn uga dooday, go’aannana kasoo saaray weerka qaawan ee dowladda Isu-tagga Imaaraatka Carabta ay ku hayso Qaranimadda, Madax-bannaanida iyo Amniga Soomaaliya.

    Shirka Golaha Wasiirrada oo shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Wasaaradaha Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah lagaga dhagaystay warbixin la xiriirta heerka weerarka iyo farogalinta Imaaraatka gaarsiisanyahay , waxaa sidoo kale Wasaaradaha Amniga Gudaha, Gaashaandhigga iyo Warfaafinta Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ay soo bandhigeen warbixinno ku saabsan xaaladaha dalka ee amniga, hawlgalada ciidanka, iyo arrimaha bulshada.

    Kulanka ayaa looga dooday weerarka ay dowladda Isu-tagga Imaaraatka Carabta ku hayso Soomaaliya, waxaana la faray Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah in ay wadatashi ugu yeerto Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka u qaabilsan Imaaraatka Carabta, islamarkaasna Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya ku wargaliso in uu dalkiisa dib ugu laabto muddo 72 saacadood ah.

    Golaha ayaa warbixin ka dhagaystay Tiirka Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraaha iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, taasi oo ku saabsan xaaladda waxbarashada dhanka xirfadaha iyo farsamada shaqo, waxaana golaha loo soo bandhigay warbixin maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan Mac-Hadka Farsamada dalka ugu weyn oo ay dhigtaan arday gaaraysa 670 qof, iyada oo uu golaha hor yimid Mudane Xasan Maxamed Guutaale oo ah muwaadhin Soomaaliyeed oo tan iyo 1991-dii illaalinayey, kuna guuleystay in uu xafido dhismaha iskuulkaas oo loo yaqiinay Xero Jarmal. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa muwaadhinkan ku tilmaamay halyeey Soomaaliyeed oo mudan in la xuso, wuxuuna ku bogaadiyay shaqada waddaninimo ee uu dalka iyo dadka u qabtay.

    Ugu dambayntii, Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa golaha usoo bandhigtay warbixin la xiriirta Hirgalinta Hannaanka Waxbaridda Dadka Maqalka La’, waxaana wasiirrada loo shiday cajal ka hadlaya habka iyo luuqadda suul dhabaalaha, iyada oo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, uu xusay in ay waajib dastuuri iyo mid diimeed-ba tahay daryeelka iyo waxbaridda dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleTaliye ku xigeenkii Booliska Soomaaliya oo xilka iska casilay, eedeymo culusna soo bandhigay
    Next Article Leego ilaa Jamaame: Mareykanka oo duqeymo cirka ah ka fuliyay saddex goobood
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d