Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Xasan Sheekh oo maanta safar culus gelaya, albaab halis ah oo u furmi kara Villa Somalia
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo maanta safar culus gelaya, albaab halis ah oo u furmi kara Villa Somalia

    Banaadir24By Banaadir2423 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxaya dalka Uganda, halkaas oo uu booqasho hal maalin ah ku tagi doono, isaga oo kulan la yeelan doona dhiggiisa Uganda, Yoweri Museveni, xilli ay Villa Somalia wajahaya cadaadis siyaasadeed oo sii xoogeysanaya.

    Safarka Madaxweynaha ayaa imanaya xilli uu fashilmay dadaalkii lagu doonayay in 15-kii bishan heshiis siyaasadeed looga gaaro khilaafka doorashada, kaddib markii Madaxweyne Xasan Sheekh uu muddo ka badan 70 maalmood ku guuldarreystay inuu isku soo dhaweeyo dhinacyada siyaasadda ee ay isku hayaan arrimaha doorashada iyo mustaqbalka dalka.

    Wararka ayaa sheegaya in Kampala ay ka dhici karto madal siyaasadeed oo ay isugu yimaadaan madaxda dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya, xubno ka tirsan mucaaradka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh, si xal looga gaaro ismari-waaga siyaasadeed ee dalka ka taagan.

    Uganda ayaa haatan u muuqata inay door muuqda ka qaadan karto dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu doonayo in dhinacyada Soomaalida la isugu keeno, iyadoo magaalada Kampala ay ku sugan yihiin diblomaasiyiin shisheeye ah oo la rumeysan yahay inay wadaan dadaallo iyo farriimo la xiriira khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya.

    Waxaa sidoo kale hakad galay qorshe hore oo Madaxweyne Museveni uu ku doonayay inuu Muqdisho ku tago, si uu halkaas uga dhex bilaabo dadaallo dhexdhexaadin ah oo lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya dowladda Federaalka iyo mucaaradka.

    Kulanka maanta ee Kampala ayaa noqon kara fursad muhiim ah oo lagu badbaadin karo wada-hadallada siyaasadeed, balse haddii aan heshiis dhab ah laga gaarin khilaafka taagan, waxaa suuragal ah in Soomaaliya gasho marxalad siyaasadeed oo ka sii adag tan hadda taagan.

    Indhaha ayaa hadda ku jeeda kulanka Xasan Sheekh iyo Museveni, iyadoo natiijada safarkan ay saameyn weyn ku yeelan karto jihada siyaasadeed ee dalka iyo mustaqbalka maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSoomaaliya oo isu diyaarinaysa maalinta ciidamada Uganda ka baxaan, maxaa xigi doona?
    Next Article Xamsa oo beddelay hoggaanka Gaashaandhigga, magacyada mas’uuliyiinta cusub oo la shaaciyay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d