Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Xasan Sheekh oo dalacsiiyey 176 askari oo reer Hiiraan ah
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo dalacsiiyey 176 askari oo reer Hiiraan ah

    Banaadir24By Banaadir2415 November 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu saxiixay dalacsiinta 176 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo kasoo jeeda gobolka Hiiraan, gaar ahaan beesha Xawaadle, xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka taagan magaalada Beledweyne.

    Xogta la helay ayaa tilmaamaysa in dalacsiinta ciidamadaasi ay qayb ka tahay tallaabooyin ay Villa Somalia ku dooneyso inay saameyn ugu yeelato askarta kasoo jeeda Hiiraan, kuwaas oo qaarkood la sheegay inay u janjeerayaan dhinaca Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo kacdoonka ka socda Beledweyne.

    Waxaa sidoo kale la sheegay in laba qof oo rayid ah si gaar ah loo siiyey darajooyinka Jeneraal, iyadoo lagu daray liiska mushaaraadka ciidamada, isla markaana loo ballanqaaday xilal ka tirsan hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in tallaabadan lala xiriirinayo dadaallo lagu doonayo in lagu xakameeyo saameynta kacdoonka Beledweyne iyo in laga hortago in ciidamo badan oo dowladda ka tirsan ay ku biiraan safka Ugaas Yuusuf Ugaas, iyagoo taageeraya mowqifka beeshooda.

    Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli ay sii xoogeysanayaan khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan gobolka Hiiraan, iyadoo tallaabooyinka Villa Somalia ay dhalinayaan su’aalo ku saabsan sababaha ka dambeeya dalacsiinta iyo magacaabista saraakiisha cusub.

    Banaadir24

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleAl-Shabaab oo deegaan cusub qabsatay, una dhaqaaqday dhanka…
    Next Article Xasan Sheekh oo qorshe cusub la yimid: Ciidanka Soomaaliya oo loo…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d