Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Al-Shabaab oo deegaan cusub qabsatay, una dhaqaaqday dhanka…
    LATEST NEWS

    Al-Shabaab oo deegaan cusub qabsatay, una dhaqaaqday dhanka…

    Banaadir24By Banaadir2415 November 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) – Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Coomaad kaddib dagaal culus oo aroornimadii Axadda ay la galeen ciidamada deegaanka, iyadoo laga cabsi qabo in kooxdaasi ay weerarro hor leh ka fuliso degmada Matabaan.

    Sida ay sheegayaan wararka maxalliga ah, dagaalka kaddib ayay maleeshiyaadka Al-Shabaab gacanta ku dhigeen Coomaad, oo qiyaastii 31 KM u jira degmada Matabaan. Wararka ayaa intaas ku daraya in dagaalyahannada kooxda ay hadda ku sii jeedaan dhanka Matabaan, taasoo walaac amni ka abuurtay deegaanka.

    Dhaqdhaqaaqan ayaa imaanaya xilli maalintii 13-ka November ay soo baxeen warar sheegaya in Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Warxoolo ee gobolka Galgaduud.

    Sidoo kale, ilo dhinaca ammaanka ah ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay dhaq-dhaqaaq ka wadaan deegaanka Waradhuumale ee gobolka Galgaduud, kaas oo qiyaastii 37 KM u jira degmada Guriceel.

    Dhacdooyinkaan laga soo sheegayo gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo xaaladda amni ee gobollada dhexe, iyadoo wararka sheegayaan in Al-Shabaab ay isku mar dhaq-dhaqaaqyo ka waddo deegaanno kala duwan.

    Ilaa hadda ma jiraan faahfaahin rasmi ah oo madax-bannaan oo xaqiijinaysa dhammaan wararka la xiriira xaaladda deegaannadan.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXasan Sheekh oo cadaadis culus wajahaya, khilaafka Muqdisho oo gaaray albaabka Washington
    Next Article Xasan Sheekh oo dalacsiiyey 176 askari oo reer Hiiraan ah
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d