Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay inay dib u magacaawday masuuliyiintii maamulka gobolka Bakool.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Hoos ka akhriso magacaabista:-

Share.
Leave A Reply

Exit mobile version