Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    12 October 2026

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Soomaaliya oo Midowga Yurub u bandhigtay fursado waaweyn & Xamsa oo…
    LATEST NEWS

    Soomaaliya oo Midowga Yurub u bandhigtay fursado waaweyn & Xamsa oo…

    Banaadir24By Banaadir247 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub ee (EU-Somalia Business Forum 2026) oo labo maalin ka socotay caasimadda Muqdisho, taasi oo ay isugu yimaadeen Bah-wadaagta Horumarinta, Hay’adaha Maaliyadeed iyo Ganacsiga gaarka loo leeyahay ee ka jira Soomaaliya iyo Yurub.

    Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay maanta diyaar u tahay in adduunyadu maalgashi ku samayso khayraadkeeda dihan ee istaraatiijiga ah, iyada oo laga faa’ideysanayo meesha ay ku taallo ee muhiimka ah iyo nabadda ka hirgashay guud ahaan dalka.

    “Soomaaliya waxa ay diyaar u tahay in ay dhahdo cid walba oo doonaysa in ay dalkaan ka faa’ideysato, nala saaxiibto, nala qaadato amniga iyo midnimada dalkeenna, gacmo furan kusoo dhawaada. Marka aan sidaas leennahay waxa aan aaminsannahay in aan soo buuxinay shuruudihii lagu maalgashan laha Soomaaliya”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in Xukuumadda DanQaran ay wax badan ka qabatay amniga dalka iyo dib-u-habeynta hey’adaha Qaranka, waxa uu sheegay in dalkeennu u jihaystay horumarinta dhaqaalaha, kobcinta kaabeyaasha horumarineed iyada oo la sameeyay dhammaan shuruucdii saldhigga u ahayd hirgalinta nidaam dhaqaale oo sugan, la isku halleyn karo, isla markaana ogolaanaya in bulshada Soomaaliyeed gaarto isku filnaansho buuxa.

    Mudane Xamsa Cabdi Barre, waxa uu tilmaamay in Soomaaliya ay leedahay Badda ugu dheer Afrika, Khayraad dhanka macdanta ah oo aan wali laga faa’ideysan, xoolo iyo Dhul-Beereed aad u baaxad weyn, ayna diyaar u tahay dhammaan noocyada maalgashi ee dunidu doonayso.

    Ugu dambayn, Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Midowga Yurub uga mahadceliyay doorkooda muhiimka ah iyo xiriirka saaxiibtinnimo ee ay la leeyihiin Soomaaliya iyo sida ay diyaarka ugu yihiin maalgashiga dhinacyada kala duwan, isaga oo ugu baaqay in ay faa’ideystaan fursadaha kala duwan ee ka jira dalkeenna.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleCiidamada Aadan Madoobe oo difaacyo ka dhax sameystay xarun carruurta agoonta ee Baydhabo
    Next Article Mashruuca Turkiga ee Xarunta Hawada sare ee Soomaaliya oo qaab-dhismeedkiisu ka socdo Warsheekh
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    12 October 2026

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026

    Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…

    12 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    By Banaadir2412 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026

    Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…

    12 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka
    • Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus
    • Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…
    • Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…
    • Sheekh Shariif oo ka jawaabay eedeymaha NISA

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d