Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Soomaaliya oo bannaanka keentay eedeymo culus oo ka dhan ah Imaaraadka, xiriirkana meel xun gaaray
    LATEST NEWS

    Soomaaliya oo bannaanka keentay eedeymo culus oo ka dhan ah Imaaraadka, xiriirkana meel xun gaaray

    Banaadir24By Banaadir2420 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) —La-taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa shaaca ka qaaday in Dowladda Federaalka ay qaadday tallaabooyin lagu difaacayo amniga qaranka, kaddib markii la xaqiijiyay in siyaasadaha Imaaraadka Carabta ay khatar ku yihiin midnimada iyo xasilloonida dalka.

    Mudane Aweys Xaaji Yuusuf ayaa tilmaamay in inkastoo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ogsoon yahay taageeradii hore ee Imaaraadka, haddana amniga qaranku uu ka sarreeyo wax kasta, loona baahan yahay dowlad mideysan oo awood u leh ka adkaanshaha Al-Shabaab. Wuxuu xusay in heshiisyada dekadaha Berbera, Boosaaso iyo Kismaayo ee aan soo marin dowladda dhexe, dhismaha saldhigyo militari iyo ciidamo ka baxsan taliska qaranka, iyo taageerada lagu kala qaybinayo Dowlad-Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ay wiiqayaan awoodda Ciidanka Xoogga Dalka, isla markaana abuurayaan nuglaansho amni.

    Sidoo kale, La-taliyaha ayaa sheegay in diidmada Imaaraadka ee ku biirista bayaannadii Carabta iyo Islaamka ee lagu cambaareeyay aqoonsi ku-sheegga Israa’iil ee maamulka waqooyi ay tahay xadgudub ka dhan ah midnimada dhuleed ee Soomaaliya, maadaama Somaliland ay tahay qayb ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka. Wuxuu intaas ku daray in dhoofinta sharci-darrada ah ee dahabka iyo macdanta dalka, iyo adeegsiga dekadda Berbera bishii Jannaayo 2026 si loogu gudbiyo hoggaamiye maleeshiyo oo ka soo baxsaday Yemen, ay muujinayaan in dhulka Soomaaliya loo adeegsaday marin sharci-darro ah oo lagu hurinayo colaadaha Yemen iyo Suudaan.

    Ugu dambeyntii, bayaanka ayaa lagu caddeeyay in Soomaaliya ay ku difaaci doonto madax-bannaanideeda waddo kasta oo waafaqsan sharciga dalka iyo kan caalamiga ah, iyadoo shacabka loogu baaqay inay u midoobaan ilaalinta qarannimadooda. Tallaabooyinkan ayaa soo afjaraya toban bilood oo xadgudubyo ah kaddib baabi’intii heshiisyadii Imaaraadka 12-kii Jannaayo 2026, waxayna keeneen in Golaha Wasiirradu ay maanta go’aansadaan in dib loogu yeero Safiirka Soomaaliya ee Abu Dhabi, isla markaana la faro Safiirka Imaaraadka Carabta inuu dalka ka baxo.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleArrin halis ah oo kusoo korortay heshiisyada dekedaha Soomaaliya iyo digniin…
    Next Article 72 saac kadib go’aankii Dowladda Soomaaliya, Abu Dhabi oo jawaab lama filaan ah soo saartay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d