Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Sheekh Aadan Madoobe oo farriin culus ka diray Baraawe, maxaa xigi doona?
    LATEST NEWS

    Sheekh Aadan Madoobe oo farriin culus ka diray Baraawe, maxaa xigi doona?

    Banaadir24By Banaadir2413 November 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Baraawe (Banaadir24) — Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho ku tagay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay isaga iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay.

    Booqashada ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda bulshada iyo deegaanka, dib u soo celinta bilicda magaalada iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee degmada Baraawe.

    Sheekh Aadan Madoobe oo khudbad ka jeediyay booqashada ayaa sheegay in Baraawe ay leedahay muhiimad gaar ah, isla markaana ay mudan tahay in la gaarsiiyo adeegyada aasaasiga ah ee bulshada.

    “Baraawe waxay u qalantaa caasimad, waxayna leedahay noocyada kheyraadka ay bulshadu u baahan tahay. Sidaas darteed, waxaan dooneynaa inaan fududeyno adeegyada lagama maarmaanka u ah nolosha dadka,” ayuu yiri Sheekh Aadan Madoobe.

    Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed waxaa magaalada ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed, guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose, guddoomiyaha degmada Baraawe, saraakiisha ciidamada amniga iyo hoggaamiyeyaasha dhaqanka.

    Booqashadan ayaa imaneysa xilli Baraawe ay weli wajahayo baahiyo la xiriira horumarinta adeegyada bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha, iyadoo hadalka Madoobe uu dib u soo nooleynayo rajada laga qabo in magaalada loo sameeyo qorshe horumarineed oo muuqda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleHorjoogeyaal Al-Shabaab ka tirsanaa oo lagu dilay dagaal ka dhacay Leego + Magacyada
    Next Article Maxaa kala geeyay Uganda iyo Turkiga? Sirta ka dambeysa bixitaanka ciidamada Uganda ee Soomaaliya
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d