Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Madaxweyne Xasan Sheekh oo walwal ka muujiyay xaalad cusub oo kusoo korortay dalka
    LATEST NEWS

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo walwal ka muujiyay xaalad cusub oo kusoo korortay dalka

    Banaadir24By Banaadir2417 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa walaac xooggan ka muujiyey xaaladda amni ee sii xumaanaysa qeybo ka mid ah Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada ku teedsan waddada isku xirta gobollada Baay iyo Shabeellaha Hoose.

    Madaxweynaha ayaa arrintan kala hadlay saraakiisha ugu sarreysa hay’adaha amniga, isaga oo ku amray inay dib-u-eegis ku sameeyaan istaraatiijiyadda ciidamada, isla markaana la diyaariyo qorshe cusub oo wax looga qabanayo caqabadaha amni ee soo kordhaya.

    Xasan Sheekh ayaa si gaar ah u adkeeyey baahida loo qabo in si buuxda loo sugo goobihii ay ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM ku wareejiyeen ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada gobolka Shabeellaha Hoose.

    Sidoo kale, waxaa walaac laga muujiyey xaaladda amni ee magaalada xeebta ah ee Baraawe, iyadoo laga digay in haddii aan la helin qorshe amni oo ku filan ay magaaladaasi wajahdo khataro amni.

    Dhanka kale, saraakiisha amniga ayaa la faray inay diyaariyaan qorshe amni oo ka kooban afar weji, kaas oo lagu xoojinayo qorshaha amniga caasimadda ee loo yaqaan QAANSADA Muqdisho.

    Qorshahan ayaa la sheegay in wejigiisa ugu dambeeya uu suuragelin karo in dhammaan ciidamada Xoogga Dalka ee la heli karo la geeyo duleedka Muqdisho, haddii xaaladda amni ay sii xumaato oo ay lagama maarmaan noqoto tallaabadaas.

    Dhaqdhaqaaqyadan ayaa imanaya xilli dowladda Federaalka ay wajaheyso caqabado la xiriira sugidda amniga goobaha ay AUSSOM ku wareejisay, difaaca deegaannada istiraatiijiga ah iyo xoojinta amniga caasimadda Muqdisho.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMagaca horjoogaha Al-Shabaab ee lagu dilay howlgalka ka dhacay gobolka Bakool oo la shaaciyey
    Next Article Mareykanka oo ka noqday go’aan Soomaaliya saameyn weyn ku yeelan lahaa
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d