Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Duqeyn caawa lagu laayay ciidamada Laftagareen & Wararkii ugu dambeeyay

    21 October 2026

    Guurka Soomaaliya oo la nidaaminayo: Wasaaradda Cadaaladda oo soo rogtay habraac cusub

    21 October 2026

    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee…

    21 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Guurka Soomaaliya oo la nidaaminayo: Wasaaradda Cadaaladda oo soo rogtay habraac cusub
    LATEST NEWS

    Guurka Soomaaliya oo la nidaaminayo: Wasaaradda Cadaaladda oo soo rogtay habraac cusub

    Banaadir24By Banaadir2421 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo ka duulaysa mabaadiida Guud ee Cadaaadda isla markaana xiganaysa Qodobka 122aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Qodobka 51aad ee Xeer-nidaamiyaha Sharciga Nidaamka Xukuumadda, Xeer Ra’iisul Wasaare Lr. 174, ee soo baxay 15 Febraayo 2025, waxa ay soo saartay habraaca DIIWAANGELINTA MA’DUUNKA IYO FULINTA GUURKA

    Ujeeddada habraaca ayaa ah:

    1. Nidaaminta diiwaangelinta, tababbarka, rukhsad-siinta iyo kormeerka Ma’duunnada, iyo habraaca fulinta, xaqiijinta iyo diiwaangelinta guurka.

    2. Habraacan wuxuu khuseeyaa Ma’duunnada iyo hay’adaha dawladda ee leh awood ama waajibaad la xiriira diiwaangelinta iyo rukhsad-siinta Ma’duunnada, fulinta guurinta, xaqiijinta guurka iyo diiwaangelinta Dhacdada Guurka.

    Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka waxay dhammaan Ma’duunnada Soomaaliyeed ku wargelinaysaa inay iska diiwaangeliyaan Wasaraadda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka una hoggaansamaan shuruudaha iyo habraacyada lagu nidaaminayo mihnaddooda.

    Sidoo kale, waxaa waajib ah in la ilaaliyo sirta iyo xogta shakhsiga ah ee la xiriirta guurka, si waafaqsan shuruucda dalka.

    Habraacu waxa uu adkaynayaa in guurka uu sameyn karo Garsoore ama Ma’duun si rasmi ah uga diiwaangashan Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

    Haddaba, waxaa la farayaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay raacaan habraaca ay dejisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka si xal rasmi ah loogu helo dhacdooyinka la xiriira sugitaanka guurka.

    Ugu dambayn, waxaan ugu baaqaynaa bahda Garsoorka, Wasaaradaha Caddaaladda ee Dowlad-goboleedyada, Gobolka Banaadir iyo hay’adaha kale oo ay khusayso inay xoojiyaan wada-shaqaynta si looga gudbo caqabadaha ka jira sugitaanka guurka.

    FG: habraaca waxaa saxiixay Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleGolaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee…
    Next Article Duqeyn caawa lagu laayay ciidamada Laftagareen & Wararkii ugu dambeeyay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Duqeyn caawa lagu laayay ciidamada Laftagareen & Wararkii ugu dambeeyay

    21 October 2026

    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee…

    21 October 2026

    Ciidamada Laftagareen oo Diinsoor ka sameeyay arrin aysan sameyn DFS iyo maamulka Aadan Madoobe

    21 October 2026

    Guddiga nabadeynta Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

    21 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Duqeyn caawa lagu laayay ciidamada Laftagareen & Wararkii ugu dambeeyay

    By Banaadir2421 October 20260

    Baydhabo (Banaadir24) — Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ee…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Guurka Soomaaliya oo la nidaaminayo: Wasaaradda Cadaaladda oo soo rogtay habraac cusub

    21 October 2026

    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee…

    21 October 2026

    Ciidamada Laftagareen oo Diinsoor ka sameeyay arrin aysan sameyn DFS iyo maamulka Aadan Madoobe

    21 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Duqeyn caawa lagu laayay ciidamada Laftagareen & Wararkii ugu dambeeyay
    • Guurka Soomaaliya oo la nidaaminayo: Wasaaradda Cadaaladda oo soo rogtay habraac cusub
    • Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee…
    • Ciidamada Laftagareen oo Diinsoor ka sameeyay arrin aysan sameyn DFS iyo maamulka Aadan Madoobe
    • Guddiga nabadeynta Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d