Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Duqeyn caawa lagu laayay ciidamada Laftagareen & Wararkii ugu dambeeyay

    21 October 2026

    Guurka Soomaaliya oo la nidaaminayo: Wasaaradda Cadaaladda oo soo rogtay habraac cusub

    21 October 2026

    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee…

    21 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Duqeyn caawa lagu laayay ciidamada Laftagareen & Wararkii ugu dambeeyay
    LATEST NEWS

    Duqeyn caawa lagu laayay ciidamada Laftagareen & Wararkii ugu dambeeyay

    Banaadir24By Banaadir2421 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Baydhabo (Banaadir24) — Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ee daacadda u ah madaxweynaha maamulkaas, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa la soo sheegayaa in lagu dilay duqeymo cirka ah oo la tuhunsan yahay inay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Turkiga, kuwaas oo habeenkii Arbacada ka dhacay deegaanno ku dhow degmada Berdaale ee gobolka Bay.

    Ilo dhinaca amniga ah ayaa sheegaya in duqeymaha lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen ciidamada taageera Laftagareen. Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in saddex askari ay ku dhinteen weerarradaasi.

    Ilaa hadda lama oga tirada askarta ku dhaawacantay duqeymaha iyo khasaaraha kale ee ka dhashay weerarka. Sidoo kale, ma jiro faahfaahin madax-bannaan oo xaqiijinaysa cidda fulisay duqeymaha iyo bartilmaameedyada rasmiga ah ee la weeraray.

    Dhacdadan ayaa kusoo beegmaysa xilli ay sii xoogaysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo ay jiraan walaac laga qabo in xaaladdu uga sii darto gobolka Bay.

    Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey dhacdadan.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleGuurka Soomaaliya oo la nidaaminayo: Wasaaradda Cadaaladda oo soo rogtay habraac cusub
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Guurka Soomaaliya oo la nidaaminayo: Wasaaradda Cadaaladda oo soo rogtay habraac cusub

    21 October 2026

    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee…

    21 October 2026

    Ciidamada Laftagareen oo Diinsoor ka sameeyay arrin aysan sameyn DFS iyo maamulka Aadan Madoobe

    21 October 2026

    Guddiga nabadeynta Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

    21 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Duqeyn caawa lagu laayay ciidamada Laftagareen & Wararkii ugu dambeeyay

    By Banaadir2421 October 20260

    Baydhabo (Banaadir24) — Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ee…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Guurka Soomaaliya oo la nidaaminayo: Wasaaradda Cadaaladda oo soo rogtay habraac cusub

    21 October 2026

    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee…

    21 October 2026

    Ciidamada Laftagareen oo Diinsoor ka sameeyay arrin aysan sameyn DFS iyo maamulka Aadan Madoobe

    21 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Duqeyn caawa lagu laayay ciidamada Laftagareen & Wararkii ugu dambeeyay
    • Guurka Soomaaliya oo la nidaaminayo: Wasaaradda Cadaaladda oo soo rogtay habraac cusub
    • Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee…
    • Ciidamada Laftagareen oo Diinsoor ka sameeyay arrin aysan sameyn DFS iyo maamulka Aadan Madoobe
    • Guddiga nabadeynta Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d