Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dowladda Xasan Sheekh oo wajahaysa imtixaan cusub, Xamsa oo shaaciyay qorshe lagu qiimeynayo wasiirrada
    LATEST NEWS

    Dowladda Xasan Sheekh oo wajahaysa imtixaan cusub, Xamsa oo shaaciyay qorshe lagu qiimeynayo wasiirrada

    Banaadir24By Banaadir2416 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Ra’iisul Wasaraada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeeynta Soomaaliya (SNMEC 2026), kaasi oo diiradda saaraya qiimeynta xoojinta isla-xisaabtanka cabbiridda waxqabadka dowladda iyo natiijooyinka laga gaaray qorshayaasha horumarinta dalka.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in qiimeynta qorshayaasha Qaranka ay ku jiraan hirgalinta iyo natiijooyin la taaban karo ee ay u horseedaan bulshada, isaga oo xusay in dowladda looga baahan yahay in ay muujiso waxqabad cad oo lagu xaqiijin karo xog iyo caddeyn. Isaga oo ku booriyay kobaca dhaqaalaha dalka, adeegyada bulshada ee wax laga qabtay, kororka ardayda iyo macallimiinta la shaqaaleysiiyay, ballaarinta xarumaha caafimaadka iyo maalgashiga la hirgaliyay.

    “Waxa aan samaynay dariiq cad oo la isku-xisaabiyo oo natiijo lagu soo saaro, kaasi oo Wasaaradaha lagu qiimeeyo, waxaan sii xoojin doonnaa nidaamkaas,Qorshaha Isbeddelka Qaranka, waa in aan xoogga saarno iyo sidii aan u cabiri lahayn qiimaha waxqabadka iyo halbeegga dawladdq”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.

    Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib-u-habeynta hey’adaha dowladda iyo nidaamka isla-xisaabtanka waxqabadka, wuxuunna tilmaamay in Xukuumaddu hirgalisay nidaamka isla-xisaabtanka iyo qiimeynta oo casri ah kaasi caddeynaya habka dabagalka iyo waajibaadka waxqabadka wasaaradaha iyo hey’adaha dowladdan laguna cabbirayo natiijada iyada oo la adeegsanayo nidaamyada la sameeyay ee lagu qiimaynayo hey’ad walba.

    Mudane Xamsa, ayaa bogaadiyay Wasaaradda Qorsheynta Qaranka hirgalinta nidaamka elektaroonigga ah ee e-NIMES, kaasi oo lagu dardargelinayo qiimeynta iyo kormeerka guud ahaan dalka, nidaamkan oo caddeynaya helitaanka xog sax ah oo la- isku halleyn karo, wuxuunna hay’adaha dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ugu baaqay in ay xogta waxqabadka ku soo gudbiyaan waqtigeeda, halka bahwadaagta horumarinta uu ku boorriyay inay taageeradooda waafajiyaan mudnaanta qaranka iyo nidaamyada dowladda.

    Ugu dambayn: Ra’iisul Wasaare Xamsa, waxa uu xusay in cddeynta iyo xogta lagu kalsoonaan karo ay saldhig u yihiin go’aan-qaadashada, qorshaynta miisaaniyadda iyo horumarinta adeegyada bulshada, gaar ahaan kobcinta aqoonta iyo khibradda dadka Soomaaliyeed, ka-qaybgalka jaamacadaha, cilmi-baarayaasha iyo dhallinyarada xirfadlayaasha ah.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay musuqmaasuq, eex iyo ku-takri-fal awoodeed
    Next Article Magaca horjoogaha Al-Shabaab ee lagu dilay howlgalka ka dhacay gobolka Bakool oo la shaaciyey
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d