Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    12 October 2026

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dowladda federaalka oo weerar cir iyo dhul ah ku qaadeysa ciidamada Laftagareen
    LATEST NEWS

    Dowladda federaalka oo weerar cir iyo dhul ah ku qaadeysa ciidamada Laftagareen

    Banaadir24By Banaadir241 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar cusub ayaa sheegaya in magaalada Baydhabo laga wado diyaar-garow ciidan oo la xiriira hawlgal la qorsheynayo in lagu qaado ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, kuwaas oo ku sugan duleedka magaalada.

    Sida xogaha la helayo tilmaamayaan, kulan xalay ka dhacay Baydhabo ayaa looga hadlay qorshaha hawlgalka, iyadoo la sheegay in lagu diyaarinayo in ka badan 2,000 askari, gaadiid dagaal iyo taageero dhinaca cirka ah. Hawlgalka ayaa la sheegay inuu hoggaaminayo Taliyaha Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/Sare Isxaaq Bardaale.

    Qorshaha ayaa sidoo kale la sheegay inuu qeyb ka yahay diyaarinta ambalaasyo iyo gurmad caafimaad, iyadoo Muqdisho laga codsaday saddex diyaaradood oo helicopter ah si loogu daadgureeyo dhaawacyada haddii uu dagaal ka dhaco goobaha la qorsheeyay.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in laba urur oo ka tirsan ciidamada Gorgor iyo gaadiidkooda dagaalka loo qorsheeyay in Baydhabo la geeyo maanta iyo berri. Sidoo kale, waxaa la sheegay in duulimaadyo sida ciidamo, hub, rasaas iyo gaadiid dagaal ay magaalada ka degayaan.

    Diyaarad xamuul ah oo lagu sheegay inay sidday gaadiid dagaal ayaa sidoo kale lagu soo warramay inay Baydhabo timid, iyadoo xogtu xustay in la qorsheeyay in la dajiyo 13 gaari, kuwaas oo kala ah 6 Beebe iyo 7 Cabdi Bile.

    Diyaar-garowgan ayaa imanaya maalmo kadib dagaallo culus oo Baydhabo ka dhacay 28-kii September, kuwaas oo ay labada dhinac kala duwan ka bixiyeen warar iyo sheegashooyin iska soo horjeeda.

    Haddii qorshahan uu dhaqan galo, Baydhabo ayaa wajihi karta iska horimaad cusub iyadoo xiisadda u dhexeysa ciidamada dowladda iyo xoogagga taageersan Laftagareen ay weli taagan tahay.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleGuddiga doorashada oo ka warbixiyey doorashooyinka Galmudug iyo Hirshabeelle
    Next Article Turkiga iyo Soomaaliya: Hub, Ciidan iyo Khilaafka Xasan Sheekh oo Isku Qasan
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    12 October 2026

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026

    Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…

    12 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    By Banaadir2412 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026

    Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…

    12 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka
    • Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus
    • Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…
    • Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…
    • Sheekh Shariif oo ka jawaabay eedeymaha NISA

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d