Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    12 October 2026

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Diyaaradaha dagaalka JF-17 oo Soomaaliya kusoo wajahan
    LATEST NEWS

    Diyaaradaha dagaalka JF-17 oo Soomaaliya kusoo wajahan

    Banaadir24By Banaadir248 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warbaahinta Turkiga ee TRHaber ayaa ku warrantay in Soomaaliya ay heshiis la gashay Pakistan si ay u hesho diyaaradaha dagaalka ee JF-17 Thunder, taas oo qayb ka noqonaysa qorshaha dib loogu dhisayo laguna casriyeynayo Ciidanka Cirka Soomaaliya. 

    Warbixinta ayaa sheegtay in heshiiska aan weli si rasmi ah u xaqiijin dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan, iyadoo aan la shaacin tirada diyaaradaha, qiimaha heshiiska ama waqtiga la filayo in la keeno.

    Arrintan ayaa kusoo beegmaysa kaddib booqashooyin iyo wada-hadallo ay yeesheen saraakiisha ciidamada cirka Soomaaliya iyo Pakistan, kuwaas oo diiradda saaray dib-u-dhiska Ciidanka Cirka Soomaaliya, tababarka iyo xoojinta iskaashiga difaaca.

    Warbixinno hore ayaa sheegay in Soomaaliya ay kala hadlaysay Pakistan helitaanka ilaa 24 diyaaradood oo JF-17 Block III ah, balse faahfaahintaas sidoo kale weli si rasmi ah looma xaqiijin. 

    JF-17 Thunder waa diyaarad dagaal oo hawlo badan qabata, waxaana si wadajir ah u horumariyay Pakistan iyo Shiinaha. Haddii heshiiska la xaqiijiyo, wuxuu noqon lahaa tallaabo weyn oo ku aaddan dib-u-dhiska awoodda hawada Soomaaliya. 

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleCiidamada Dowladda Federaalka oo difaac ka sameystay xaafadaha Baydhabo, cabsi laga qabo dagaal
    Next Article IMF oo Soomaaliya uga digtay qorshaha lacagta cusub, shuruudo adagna ku xirtay…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    12 October 2026

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026

    Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…

    12 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    By Banaadir2412 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026

    Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…

    12 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka
    • Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus
    • Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…
    • Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…
    • Sheekh Shariif oo ka jawaabay eedeymaha NISA

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d