Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa kulan xasaasi ah uga socdaa xarunta Xalane, iyagoo ka arrinsanaya kulamadii shalay iyo Maanta baaqday ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, iyadoo hawlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen ciidammada amniga…
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta ee dalka Uganda, Joseph Ssemwanga, ayaa xaflad sagootin ah u sameeyey cutub ka tirsan ciidanka oo…
Kulankii dhawaan ka dhacay xarunta Villa Somalia ee ay yeesheen madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Golaha Mustaqbalka…
Kooxda Al-Shabaab ayaa toogasho fagaare ah ku fulisay 10 dhalinyaro ah oo ku kala sugnaa magaalooyinka Bu’aale iyo Kuunya Baroow…
Shir xasaasi ah oo ay iskugu yimaadeen maamulka Degmada Buur-Hakaba iyo saraakiisha ciidanka ayaa lagu qabtay xarunta degmada, iyadoo shirkaasi…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u muuqata inay qaadayso tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo awooddeeda dagaal ee cirka, iyadoo la…
Waxaa burbur ku dhow shirkii u dhaxeeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kaddib markii maalintii labaad ee wada-hadallada…
Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in xaalad macaluul ah ay ku dhufan karto Soomaaliya, kaddib markii abaarta sii daba…
Maanta oo Jimco ah waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aden Adde International Airport ka soo degtay diyaarad xamuul ah…