Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Duqeymo xoogan ayaa maanta lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaas oo ku yaalla deegaanka Waabweyn oo hoostaga…
Ciidanka Ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay nin u dhashay dalka Yemen oo la sheegay inuu ka mid ahaa maleeshiyaadka…
Waxaa barqanimada maanta si rasmi ah uga furmaya xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha…
Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa toddobaadka soo socda qorsheynaya inuu safar hal maalin ah ku tago dalka Itoobiya, sida ay…
Taliyaha guutada 16’aad ee Kumaandooska Danab, ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/Sare Cabdicasiis Xuseen Maxamed (Military), ayaa kormeer shaqo ku…
Hay’adaha sirdoonka iyo ammaanka ee dalka Kenya ayaa fashiliyey weerar ballaaran oo ay qorsheynaysay kooxda Al-Shabaab, kaas oo la doonayay…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay…
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ay saldhig cusub ka sameysteen magaalada Laascaanood, oo ah xarunta gobolka…
Somaliland ayaa si kulul u cambaareysay hadallo dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha Turkiga, kuwaas oo ay ku tilmaantay faragelin aan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay markale hub iyo gaadiid dagaal kala degtay Dekedda Weyn ee Muqdisho, iyadoo la arkayay dhaqdhaqaaq…