Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed cafis u fidiyay 31 maxbuus oo u xirnaa danbiyo fudud.

Madaxweynaha ayaa qaar kamid ah maxaabiista oo loo haystay lacago lagu lahaa uu ka bixiyay daymahaasi, si ay munaasabadda Ciidda ula qeybsadaan eheladooda iyo bulshada.

 

Share.
Leave A Reply

Exit mobile version