Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    12 October 2026

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ballaarinaya fursadaha waxbarasho ee ardayda Soomaaliyeed
    LATEST NEWS

    Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ballaarinaya fursadaha waxbarasho ee ardayda Soomaaliyeed

    Banaadir24By Banaadir247 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Azerbaijan Danjire Cabdinuur Daahir Fiidoow ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Sayniska iyo Waxbarashada ee Jamhuuriyadda Azerbaijan Mudane Emin Amrullayev.

    Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga waxbarasho ee Soomaaliya iyo Azerbaijan, gaar ahaan ballaarinta fursadaha waxbarasho, taageerada ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Azerbaijan iyo sidii loo abuuri lahaa fursado dheeraad ah oo ay ka faa’iideystaan ardayda Soomaaliyeed.

    Sidoo kale, danjire Cabdinuur Fiidoow iyo wasiir Emin Amrullayev ayaa ka wada hadlay horumarinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya hay’adaha waxbarashada ee labada dal, dhiirrigelinta tacliinta sare iyo dhisidda iskaashi waara oo dhinaca waxbarashada iyo tacliinta sare ah.

    Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Azerbaijan Danjire Cabdinuur Daahir Fiidoow ayaa uga mahadceliyey Wasiir Emin Amrullayev iyo Wasaaradda Sayniska iyo Waxbarashada Jamhuuriyadda Azerbaijan soo dhoweynta diirran iyo taageerada ay siiyaan ardayda Soomaaliyeed.

    Safiirka ayaa xusay muhiimadda waxbarashadu u leedahay xiriirka sii kobcaya ee Soomaaliya iyo Azerbaijan, isagoo cadeeyay in Safaaradda Soomaaliya ay mudnaan gaar ah siinayso ballaarinta fursadaha waxbarasho ee ay helaan ardayda Soomaaliyeed.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo soo dhaweeyay Warbixinta IMF ee dib-u-eegista Dhaqaalaha Soomaaliya
    Next Article Soomaali doonayay inuu weerar argagixiso ka fuliyo Mareykanka oo gacanta lagu dhigay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    12 October 2026

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026

    Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…

    12 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka

    By Banaadir2412 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus

    12 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…

    12 October 2026

    Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…

    12 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Daawo Sawirrada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay maalinta Calanka
    • Hub ka dhigis iyo muddo-xileed muran ku jiro: Xasan Sheekh oo wajahaya su’aalo culus
    • Koonfur Galbeed oo ciidan xooggan geysay Awdiinle iyo Bardaale kadib markii…
    • Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Muqdisho u horseedayo dhiig cusub…
    • Sheekh Shariif oo ka jawaabay eedeymaha NISA

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d