Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dawladda FS ayaa maanta maamul cusub u magacowday degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Laga bilaabo maanta waxay wasaaraddu u magacaawday guddoomiyaha degmada Diinsoor Maxamed Nuur Shigshigoow halka guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda loo magacaabay Maxamed Aadan ibraahim.

Share.
Leave A Reply

Exit mobile version