Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Xoogagga mucaaradka ee ku mideysan Gollaha Mustaqbalka ayaa si rasmi ah u diiday dalab ka yimid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,…
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, kuwaas…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fadliga bisha Ramadaan awgiis, markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday…
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Maxaa Siciid oo…
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax miino oo ka dhacay degaanka Shallaanbood oo hoostaga degmada Marka…
Golaha Mustaqbalka ayaa la filayaa inay maanta gelinka hore yeeshaan shir gaar ah oo ay kaga arrinsanayaan tallaabada xigta ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay kulan muhiim ah la yeelato wakiillada beesha caalamka, shirkan oo ay codsatay…
Soonka bisha Ramadaan waa tiir ka mid ah shanta tiir ee Islaamka, taasoo ku waajib ah qof kasta oo muslim…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu la xiriiray qaar ka mid ah xubnaha mucaaradka, kaddib markii wadahadalladii…
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa isbeddel ballaaran ku sameeyay hoggaanka Guutooyinka Qeybta Kumaandooska Gorgor, isaga oo…