Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LATEST NEWS
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si rasmi ah u sii daayay Senator Ilyaas Badal Gaboose,…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay adkaysay baratakoollada amniga ee Garoonka Caalamiga ah ee Aadan…
Xildhibaano iyo Senataro laga joojiyay Fadhiyada labada Aqal: Go’aan kasoo baxay Guddoonka {AKHRISO}
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare…
Puntland ayaa si adag u cambaareysay tallaabo ay sheegtay in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku khatar geliyeen nolosha saraakiil…
Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay in amarka lagu celiyay diyaaradaha sidday ciidamada gaarka ah ee ka socday Puntland iyo…
Diyaarado siday ciidamo gaar ah oo ka socday Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa hawada laga celiyay, xilli ay ku soo…
Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dilay gudaha magaalada Hawasa ee gobalka Sidama, dalka Itoobiya, iyadoo aan weli si rasmi ah…
Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed oo uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shir gaar ah ku yeeshay…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa howlgal si wanaagsan loo qorsheeyay ka fuliyay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan, halkaas oo…
Xogaha soo baxaya ayaa muujinaya in Soomaaliya ay u muuqato mid galayso marxalad cusub oo ay si adag ugu adkeyneyso…