Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LATEST NEWS
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta kulan gaar ah kula leh magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar ay maleeshiyaad hubeysan ku qaadeen deegaanka Yoocale ee Gobolka Galgaduud, kaas oo…
Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Jabuuti ayaa gacanta ku dhigay shan doon oo si sharci darro ah uga kalluumeysanayay biyaha dalka,…
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa si weyn u soo dhaweeyay booqashadii uu Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,…
Waxaa xal rasmi ah laga gaaray is-hortaaggii ka taagnaa gelitaanka Xeyndaabka Xalane, kaddib kulan xalay magaalada Muqdisho ku dhexmaray Agaasimaha…
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa isku dayay in uu joojiyo shir ay qorsheynayaan xildhibaanno isku magacaabay “Xildhibaannada Xorta ah”, kuwaas…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay xaflad ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Deegaanka, hase yeeshee kulanka ayaa si…
Xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka ayaa galabta ilaa caawa isku dayay inay shir gaar ah ku qabsadaan gudaha garoonka diyaaradaha…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah xilka uga qaadday Guddoomiyihii iyo Agaasimihii Fulinta ee shirkadda DP World, Sultan Sulayem,…
Ciidanka Daraawiishta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miino ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku aaseen inta u dhaxeysa…